Xasan Kheyre oo baaq kasoo saaray Dagaalka Laascaanood Fariina u diray Dowladda

Ra’isul Wasaarihii hore ee xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ka hadlay dagaalka dhiiga badan ku daatay ee saakay ka qarxay magaalada Laascaanood, dagaalkan ayaana u dhaxeeya ciidamada Somaliland iyo bulshada Laascaanood. Xasan Kheyre ayaa sheegay in uu aad uga xunyahay colaadda iyo dagaalka maanta dib uga soo cusboonaaday magaalada Laascaanood ee sababay dhimashada iyo … Continue reading Xasan Kheyre oo baaq kasoo saaray Dagaalka Laascaanood Fariina u diray Dowladda